Ra’isul Wasaare Kheyre oo Xafiiskiisa ku qaabilay Filippo Grandi (Daawo Sawirada)

Ra’iisul Wasaaraha J.F Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo weheliyaan Wasiirro ka tirsan Xukuumadda ayaa la kulmay Madaxa Qaxootiga Adduunka u qaabilsan QM Filippo Grandi oo booqasho ku yimid magaalada Muqdisho, waxaana kulan looga hadlay sidii xal waara loogu heli lahaa arrimaha qaxootiga Soomaalida ee ku nool dalalka deriska iyo caalamka intiisa kale. Mudane Xasan … Continue reading Ra’isul Wasaare Kheyre oo Xafiiskiisa ku qaabilay Filippo Grandi (Daawo Sawirada)